
Toos u riix Linkiga Twitter-ka Safaaradda Mareykanka ee lagu difaacay Harun Macruf si aad u xaqiiqsatay beenta kooxda Fahad Yasin ku sheegeen in laga saaray
Taageerayaasha Farmaajo ee loo yaqaan CAYAYAANKA BARAHA BULSHADDA AYAA LA WAREEGAYA IN LAGA SAARAY BARTA TWITTER-KA QORAALKII Safaaradda Somalia ee Mareykanka ku difaacday Wariye Harun Macruuf oo Hay'adda Sirdoonka NISA u hanjabtay hasse yeeshee qoraalkaas lagama saarin twitter-ka ,waxaadka toos u riixi kartaan bartaan linkiga ee hoose.
@harunmaruf is a respected, professional @VOANews journalist & one of the most influential #Somali journalists. @HSNQ_NISA attacks threaten #pressfreedom & independent media as a foundation of democratic, accountable governance in #Somalia
— U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) April 5, 2020
Toos u riix Linkiga Twitter-ka Safaaradda Mareykanka ee lagu difaacay Harun Macruf si aad u xaqiiqsatay beenta kooxda Fahad Yasin ku sheegeen in laga saaray
Taageerayaasha Farmaajo ee loo yaqaan CAYAYAANKA BARAHA BULSHADDA AYAA LA WAREEGAYA IN LAGA SAARAY BARTA TWITTER-KA QORAALKII Safaaradda Somalia ee Mareykanka ku difaacday Wariye Harun Macruuf oo Hay'adda Sirdoonka NISA u hanjabtay hasse yeeshee