[Topnews] Kheyre oo Waxgalkii reer Baydhabo dilal iyo Xarig u qeeybiyay iyo Xabsiga oo buux dhaafay

0
Tuesday September 10, 2019 - 02:47:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2469
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Kheyre oo Waxgalkii reer Baydhabo dilal iyo Xarig u qeeybiyay iyo Xabsiga oo buux dhaafay

    Waagacusub.com - ilaaladda Xasan Cali Kheyre ayaa ayaa toogasho ku dilay dad qaban qaabinaayey banaanbaxyo looga soo horjeedo Safarkiisa Baydhabo hasse yeeshee dhinaca kalena Xabsiga Magaaladaas ayaa buux dhaafay kadib markii lagu xiray boqolaal qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - ilaaladda Xasan Cali Kheyre ayaa ayaa toogasho ku dilay dad qaban qaabinaayey banaanbaxyo looga soo horjeedo Safarkiisa Baydhabo hasse yeeshee dhinaca kalena Xabsiga Magaaladaas ayaa buux dhaafay kadib markii lagu xiray boqolaal qof. Horjoogayaasha bulshadda rayidka Haweeneey ka tirsan ayaa ka mida Waxgalka reer Baydhabo ee Xabsiga loo taxaabay.
Dad looga shakiyay iney banaanbaxa qeyb ka yihiin ayaa guryahooda loogu dhacay kadibna xabsiga ayaa loo taxaabay laakiin dad gaaraya 21 qof ayaa banaanka Saldhiga lagu hayaa.
Dadkaan ayaa la sheegay in loo waayay xabsi lagu xiro maadama uu buuxsamay kii Baydhabo.
Kheyre oo horey xasuuq uga geeystay Baydhabo ayaa markii 2aad wuxuu gumaadayaa shacabka Reer Baydhabo iyadoo beesha Caalamkuna  weli ka aamusan tahay.
Sikastaba ha ahaatee, Kheyre wuxuu u muuqdaa nin awood Ciidan u isticmaalay shacabka Koofur Galbeed waloow uu ku dhici waayay inuu tago Kismaayo iyo Garowe.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...