Farmaajo oo 24 sano kadib qaatay Becholar kadib markii uu Jaamacad galay 1985

0
Tuesday November 19, 2019 - 10:57:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5973
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo 24 sano kadib qaatay Becholar kadib markii uu Jaamacad galay 1985

    Farmaajo wuxuu jaamacad galay 1985,wuxuuna ka qalin jibiyay 2009, isagoo qaatay derajadda Waxbarasho ee Becholar 24 sano kadib. waxey taasi ka marqaati kacday inuu yahay nin ay dhibaato ka heysato Waxbarashadda [ LEARNING DISABILITY] . Taas oo ka dhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo wuxuu jaamacad galay 1985,wuxuuna ka qalin jibiyay 2009, isagoo qaatay derajadda Waxbarasho ee Becholar 24 sano kadib. waxey taasi ka marqaati kacday inuu yahay nin ay dhibaato ka heysato Waxbarashadda [ LEARNING DISABILITY] . Taas oo ka dhigan inuu ka mid yahay dadka loogu tala galay iney qaataan Waxbarasho gaabisa maadama aysan Maskaxdooda la socon karin Xoowliga caadigaa ee wax lagu barto.

Sida qeeynuunka yahay qofka wuxuu Jaamacadda ka qalin jibiyaa afar sano kadib marka uu Dugsi sare ka baxo.

Farmaajo inuu yahay nin maskixiyan xanuunsan waxaa ka marqaatiya sida uu Afka hooyo ee Somaliga ugu hadlo.

Dhawaaqiisa weerahana wuxuu ku muujinayaa sida inuu yahay dhalaanka afka Somaliga baranaya. [HADAAQA GAAGAALEEYNTA]

TUSAALE: Dad lagu laayay Degmadda Wadajir oo ay laayeen argagixisadda ayuu ku tilmaamay Wax ma garato. isagoo rabay inuu sheego dad aan wax galabsan.

Siyaasiyiinta Mucaaradka mar uu ka hadlana wuxuu ku eedeeyay iney ka bixi waayeen dalka markii laga guuleeystay isagoo u heeystay iney dhamaan Somalidu yihiin dad dibadda ka yimid sida isaga.

Mar uu ka hadlayay Diinta Islaamkana wuxuu sheegay "Iney Somalidu islaam tahay laakiin dhaqan islaam laheyn"

Weerahaas Farmaajo waxaa ka xumaaday dadka Islaamka marka laga reebo Culumadda uu Mushaarka bil walba siiyo.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...