Cabdi Qeybdiid oo kala qeybintii Habargidir iyo tii Sacad uga gudbay kala qeybinta reer Hilowle "Dagaalka uu kula jiro Reer Ciise"

0
Tuesday November 19, 2019 - 11:42:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Qeybdiid oo kala qeybintii Habargidir iyo tii Sacad uga gudbay kala qeybinta reer Hilowle "Dagaalka uu kula jiro Reer Ciise"

    Cabdi Qeybdiid wuxuu horey u yiri "Xuseen Caydiid ninkii Aabahiis dilay waa og yahay laakiin sababtii loo dilay inuusan ogeyn baan u maleeynayaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Qeybdiid wuxuu horey u yiri "Xuseen Caydiid ninkii Aabahiis dilay waa og yahay laakiin sababtii loo dilay inuusan ogeyn baan u maleeynayaa" Wixii reerka isu guuxaba waagii Sweden lagu xiray ee kuwii Caydiid adeeradda u ahaay ay barafka u istaageen ayuu Tarabuun ka yiri "Maanta kadib hadaan Hawiye u kala eexdo masiibo heeygu dhacdo"
Cabdi Qeybdiid ballantii iyo dhaartii waa ka baxay oo wixii xilka lahaay ayuu dib ugu laabtay, kala qeybintii reerka ayuu galay.
Markii qoladii argagixisadii Maxaakiimta weerareen ayey Ciddii Sacad aheyd oo aan kala harin isku shubeen dagaalkii.
Loading...

Cabdi Qeybdiid waa la bixiyay habeenkaas, raggii Sacadna waa ku dhamaadeen dagaalkii.
Galkacyo ayaan iskugu tagnay ,wuxuuna yiri " Hadaan maanta kadib SACAD u kala hiiliyo Xabad Jinni heeygu dhacdo"
Cabdi Qeybdiid sidii lagu yaqiin , NINA CAADADII MA DAAYO, BAHALNA CEERIIN MA DAAYEE, HALKIISII AYUU KA MIISAY.
Inuu Sacad u cadaalad sameeya iska daaye wuxuu kala saaray reer Hilowle, wuxuu mus kala booday oo dhan walba kala dagaalay qabiilkii reerkaas ugu weynaa ee Reer Ciise.
- Qeybtii Canshuurta ayaa shaqo laga helay wuxuu geeyay wiil walaalkiis Axmed Qeybdiid dhalay.
-Taliyahii Qeybta 21aad ayaa la helay wuxuu geeystay Qooje Dagaari oo ay ilmo habreed yihiin.
- Taliye ku xigeenkii boliiska ayaa la yiri hala geeyo Maxamed Xasan Faarax Faranfar oo ah Reer Ciise, waa diiday Qeybdiid waana ku xila furay, DOOD DHEER kadib wuxuu geeystay Kaniif oo walaashiis dhashay.
TAXANAHAAN ISAGOO ISKU XIRAN AYAAN SOO QORAYAA LAAKIIN SACAD SACIID WAXAAN LEEYAHAY "CABDI WAA UUN CABDI -GII AAD TAQAANEEN"
Waa kii Saleebaan soo dhaafiyeen Gelinsoor ee garan waayay inuu tolkiis gogol u dhigo, diyadii Marxuumkana u geeyo , intuu Odayaal kaxeeysto.
Tabartiina anagoo leh "Odayga daaya, hala aamuso ayuu maanta raradii saarneed cunayaa , waxaan dantiisa iyo damaciisa aheyna ma maqlo"
WAA KAAS FARMAAJO U NOQDAY JAAJUUS KABA QAAD EE MAALIN HORENA LAHAAY NAAGTEEYDII BAA MUSQUL LOOGU GALAY.
Habiqleyso.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...