[Daawo Tubaakadda Taabuu] oo kansar ku riday kumanaan Somalia iyo baaristii dhaqaatiirta
Waagacusub.com - Tubaako Somalida aad u isticmaasho oo la yiraa TAABUU.waxaa inta badan laga qaadaa Nairobi ,Kenya. Kumanaan arday u badan oo Somalia ayaa u dhintay isticmaalka tubaako la yiraa TAABUU oo asal ahaanteeda laga qaado dalka Kenya.
Arday badan iyo dhalinyaro ka tegay qurbaha ayaa isticmaalka tubaakadaan jecleeysiiyay dhalinyaradda laakiin ugu dambeeyn waxaa laga qaaday Cudurka kansarka afka oo ay u dhinteen kumanaan qof.
[Daawo Tubaakadda Taabuu] oo kansar ku riday kumanaan Somalia iyo baaristii dhaqaatiirta
Waagacusub.com - Tubaako Somalida aad u isticmaasho oo la yiraa TAABUU.waxaa inta badan laga qaadaa Nairobi ,Kenya.