Liiska shaqsiyaad Hormuud Telecom qorsheeysay in la dilo si ay dhulkooda u dhacdo ?

0
Friday January 17, 2020 - 16:04:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1909
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska shaqsiyaad Hormuud Telecom qorsheeysay in la dilo si ay dhulkooda u dhacdo ?

    Maamulka Hormuud Telecom ayaa kulan u socday todobaad kadib waxey go'aamiyeen in la khaarijiyo, la dilo shaqsiyaadkaan hoos ku xusan magacyadooda sida ay ila wareedyo muhiima xaqiijiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Hormuud Telecom ayaa kulan u socday todobaad kadib waxey go'aamiyeen in la khaarijiyo, la dilo shaqsiyaadkaan hoos ku xusan magacyadooda sida ay ila wareedyo muhiima xaqiijiyeen.

Maamulka Hormuud telecom waxey Shaqsiyaadkaan magacyadooda hoos ku xusan u dilayaan dhul ay doonayaan iney ka dhacaan oo ku yaal dhabarka dambe ee xeradda Ciidanka Turkiga ee Muqdisho.

Bartilmaameedka Hormuud telecom doonayaan iney khaarijiyaan waxaa ka mida:-

1- Cabdiraxman Shuuke oo u dhashay Sacad Habargidir.

2- Ugaas Dahir Ugaas Yusuf oo u dhashay beesha Dir.

3- Deeq Xasan Sheekhow Rooble  ,oo u dhashay Celi Cumar Abgaal.

4- Ex Xildhibaan Xasan Axmed Sadiiq , oo u dhashay beesha Jareerweyne.

5- Xuseen Yusuf Cali Jawiil oo u dhashay beesha Abgaal Cismaan.

6- Ex Xildhibaan Caasha Malaaq Mahdi oo u dhalatay beesha Banaadiriga.

7- Haweeya Xersi Faarax oo u dhalatay Ceyr Habargidir.

8- Maxamed Xasan Faarax Faranfar oo u dhashay Sacad Habargidir.

9- Nuur Eelaay oo u dhashay Raxanweyn ,kana tirsan Wasaaradda Gaadiidka badda iyo dekadaha.

10- Garsoore Cosoble oo u dhashay beesha Abgaal.

11- Cabdullahi Sheekh Cumar oo u dhashay beesha Abgaal.

Khaarijinta shaqsiyaadka aan kor ku soo xusay waxey Maamulka Hormuud Telecom u xilsaareen  Cabdikariim Kaariye oo u dhashay beesha Duduble, Maxamed Camal ,deexeey, Nin la yiraa Sheekh Cabdirisaaq oo u dhashay beesha Xawaadle ahna nin u fadwoodo inaan la kala laheyn dhulka oo ay u banaan tahay qofkii hor degaa, iyo Feysal Diini oo u dhashay beesha Duduble gaar ahaan Maxamed Camal, Afrax, Calas.

Xogtaan oo lala wadaagay dhamaan Hay’adaha amaanka iyo Wakiiladda beesha Caalamka ayaa lagu asteeyay taariikhda 17 Janaury 2020.

Shacabka Soomaaliyeed waxaa qoraalkaan loogu faafiyay haddii ay maqlaan geerida liiskaan shaqsiyaadka magacyadooda lagu qoray iney ka dambeeyaan Maamulka Hormuud Telecom.

Hormuud Telecom waa laayeen shacabkii Muqdisho, qofkii ay dhul isku qabsadaana waa dilaan, ciddii ay ogaadaan inuu leeyahay dhul ama guri ku yaal meel wanaagsana waa ku qabsadaan, waxey ku qasbaan inuu qaato lacag aad u yar haddii uu diidana waa dilaan.



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...