Topnews:- C.I.D qeybta finger Printiga oo gubatay iyo Bangiga Dhexe qeybta keeydka oo gubatay ? Wasiir Janan oo baxsaday ?

0
Wednesday January 29, 2020 - 11:35:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4299
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- C.I.D qeybta finger Printiga oo gubatay iyo Bangiga Dhexe qeybta keeydka oo gubatay ? Wasiir Janan oo baxsaday ?

    Waagacusub.com - hadalheynta ugu badan ee Muqdisho ayaa noqotay Seddax dhacdo oo si la yaab leh u dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - hadalheynta ugu badan ee Muqdisho ayaa noqotay Seddax dhacdo oo si la yaab leh u dhacay.

1- C.I.D qeybta finger Printiga oo gubatay. (Raad tirasho aawgeed si dimbiyo waaweyn loo qariyo) .

2- Bangiga Dhexe qeybta keeydka oo gubatay. (Sanad Lacag lala baxay si loo qariyo)

3- Wasiirkii hore ee Amniga Jubaland Cabdi Janan oo Baxsaday. (Balantu waa Kismayo ama Shirqool qarsoon baa jira ).

5:00 am.. Sabti: Hiirtii Waabari waxaa Muqdisho ka dhoofay Farmaajo oo ay wehliyaan Safiirka Somalia u fadhiya Belgium Mr Fiqi, Taliyaha NISA Fahad Yasiin iyo saraakiil kale oo ka tirsan SNA. Farmaajo iyo Wafdiga sida Qarsoodiga u abaabulan ayaa socdaalkoodu wuxuu ku wajahan yahay dalka Eritrea. Shaxdaan waxaa calaamadaheeda ka muuqda style kii Iraq lagula diriray looguna Jabiyay Daacish Iraq raadkaan waxaa ka muuqda in ay ku lug leeyihiin wadamo shisheeye, oo danaha ay leeyihiin ay tahay in jubbaland awood lagu qabto. 

[email protected]





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...