Toogasho ka dhacday Muqdisho

0
Friday September 21, 2018 - 11:31:04 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Muqdisho

    Toogasho ka dhacday Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toogasho ka dhacday Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saakay waxa ay degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dad goobjoogayaal ahaa ayaa waxa ay u sheegeen Waagacusub Media in dilka uu ka dhacay Isgoyska Suuqa Beerta,isla markaana rag hubeysan oo watay gaari nooca raaxada ah ay toogteen askariga oo ka tirsanaa ciidamada booliska Soomaaliya kadibna ay baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa soo gaaray goobta uu dilka ka dhacay kuwaas oo qaaday meydka askariga.

Dilalka loo geysanayo askarta Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa joogto ah magalada Muqdisho,waxaana dilalkaas sheegta Al-Shabaab iyo kooxda Daacish.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...