![](https://waagacusub.com/uploads/waaga_bnr.jpg)
[Labo sawir oo taariikh fog ka turjumaya] -Taliyahii Somali Galbeed Cawale Kalab oo goboladda dhexe u dhashay iyo Boqortooyadii Olol Diinle.
Sawirka 2aad waa mar Qaahira ay ku kulmeen Dr #Cabdiqaasim_Salaad_Xasan oo ahaa Madaxweynaha Soomaaliya 2000-2004 iyo Suldaan #Abdurahmaan_Olol_Diinle 2015, labadabu waa wiilasha Suldaanka iyo Siyaasiga aan kor ku soo xusay, waxayna habeenkaasi ka wada sheekeysteen halganka loo soo maray in Ethiopia laga difaaco Dhulweynaha Soomaaliya.
Soomaalida degan gobolada dhexe iyo Deegaanka Shabeele ee Dhulka Soomaali galbeed waxaa ka dhaxeeyay #isbaheysi ay isaga celinayeen Duulaanka Gumeystaha #Xabashida, Tusaale ahaan Taliyaha Ciidamada maamulkii Shabeele Sultanate ee xaruntiisu ahayd #Qalaafe ee uu hogaaminaay #Olol_Diinle waxaa Taliyaha Ciidanka ahaa #Cawaale_Kalaboo beel ahaan ka soo jeeday Gobolada dhexe ee Soomaaliya.
#Fiiro_Gaar ah: Muuqaalka Sawirka 1aad ayaa kuu muujinaya Sida Soomaalida nooleyd xilligaas ay ugu muuqatay lebis Islaamnimo iyo xadaarad iyo waliba aqoon ay kula gorgor-tamayeen reer galbeedka sidii ay u heli lahaayeen Madaxbanaani iyo in dhulka laga difaaco #Xabishidaduulaanka inagu ah mar walba.
[Labo sawir oo taariikh fog ka turjumaya] -Taliyahii Somali Galbeed Cawale Kalab oo goboladda dhexe u dhashay iyo Boqortooyadii Olol Diinle.
#Taariikhda ayadaa isa sheegta !! Waagacusub.com - Sawirka 1aad waa wafdi #Soomaaliyeed oo booqasho ku tagay dalka Talyaaniga sanadii 1938, waxaa wafdiga hogaaminayay #Suldaan_Olol_Diinle AUN oo xukumayay Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaali galbeed oo x