[Topnews:-] Xildhibaanadda beesha Hawiye oo magacaabay guddigga dhismaha Banaadir State - Magacyadooda

0
Friday May 31, 2019 - 23:58:41 in Wararka by
  • Visits: 5875
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Xildhibaanadda beesha Hawiye oo magacaabay guddigga dhismaha Banaadir State - Magacyadooda

    WAAGACUSUB.COM - Xildhibaanadda u dhashay beelweynta Hawiye ayaa shir xasaasiya ku yeeshay Hotel Doorpin Muqdisho iyagoo uga hadlay sidii maamul loogu dhisi lahaay gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB.COM - Xildhibaanadda u dhashay beelweynta Hawiye ayaa shir xasaasiya ku yeeshay Hotel Doorpin Muqdisho iyagoo uga hadlay sidii maamul loogu dhisi lahaay gobolka Banaadir.

Xildhibaanadda ayaa kulankooda kadib waxey magacaabeen guddi ka kooban lix Xildhibaan kuwaas oo loo xilsaaray iney soo sameeyaan naqshadda gobolka Banaadir.

Guddigga lixda Xildhibaan ee loo xilsaaray soo dejinta qorshaha dhismaha Banaadir State waxey kala yihiin , 1- Xildhibaan Ahmed Macalin Fiqi, 2- Xildhibaan Xasan Macalin,3- Xildhibaan Beene beene, 4- Xildhibaanad Mina Xasan Shibis, 5- Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow, 5- Xildhibaan Cali Yare oo u dhashay beesha Sheekhaal.

Xildhibaanadda ayaa laga sugayaa iney soo gudbiyaan naqshadooda marka laga soo laabto Cimradda sida ay ila wareedyo ka tirsan Xildhibaanadaas u sheegeen Waagacusub.

WARAA JIRI DOONEE WIISHKA LEE HA YEERO ayey ku kala tageen Xildhibaanadda.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...