[Topnews:-] Waa kumma Farxaan Qaroole -Taliye Boliis mise Amiir Al-Shabaab ?

0
Sunday July 07, 2019 - 05:56:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 15353
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 2
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Waa kumma Farxaan Qaroole -Taliye Boliis mise Amiir Al-Shabaab ?

    WAAGACUSUB.COM - Farxaan Qaroole : waa madaxa howlgallada Gaarka ah ee Taliska Gobolka Banadir , waxay Qaraabo dhow yihiin Sadaq John taliyaha Qaybta Guud ee Gobolka Banadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB.COM - Farxaan Qaroole : waa madaxa howlgallada Gaarka ah ee Taliska Gobolka Banadir , waxay Qaraabo dhow yihiin Sadaq John taliyaha Qaybta Guud ee Gobolka Banadir.

Farxaan Wuxuu ka mid ahaan jiray Al-Shabaab Qaybta Jugta culus kadibna Waxaa loo badalay Amniyaatka 2010, Wuxuu Suuqa Bakaaraha Ku iibin  jiray Qarre Si uu u sameeyo Isticlaac ama baar ilaashi , Wuxuu kaloo Gaarigga Qarraha uu ku qaadi jiray hubka iyo qaraxyadda. 

Farxaan Qaroole Waa nin geesi ah oo khatarta qaata, Al-Shabaab dhexdiisa aad looga jecel yahay ,waxaana loo yaqaanaa Xudayfa iyo Abuu Nasri . 2011 Waxaa loo badalay Amniyaatka la shaqeeya Burcad badeedda , wuxuuna Kadib ku biiray , Ciidanka NISA ee Galmudug Halkaas oo uga sii gudbay NISA Gobolka Banaadir waxaana loo dhiibay ciidanka howlgallada gaarka ah , Wuxuu Al-Shabaab u fuliyay howlgallo badan oo isugu jira dilal iyo qaraxyo. wuxuuna u yahay muhiim.

Farxaan Qaroole oo ka mida Saraakiisha Al-Shabaab ugu dhex jira Hay’adaha amniga Dowladda Villa Somalia waa Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Muqdisho .


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...