![](https://waagacusub.com/uploads/waaga_bnr.jpg)
[Topnews:-] Madaxdii Qaran Express ee la wareegay Taaj Express maxaad ka taqaan ?
1)Abdulqadir xaashi Ceyrteeye, Duduble,Owraden waa wakiilka Taaj ee Saudi Arabia.
2) Gudoomiye ku xigeenkii QARAN EXPRESS. Mohamed Artan Rooble, Duduble- Mohamed camal- Aden Abdi waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha guud ee TAAJ EXPRESS.
3) Abdulahi Farah
Duduble Mohamed Camal- Calas
Gudoomiyihii hore ee QARAN EXPRESS waxaa loo magacaabay
Wasiir dowlaha Arrimaha gudaha ee Somalia.
4) Abdirarisaq Ciise
Duduble Mohamed camal
Gudoomiyihii hore ee QARAN EXPRESS ee Yurub waxaa loo magacaabay la taliyaha Sheekh Axmed Nur Cali Jimcale .
5- Gudoomiyahii Qaran Express ee East Africa Maxamuud Ali Jimcale oo la dhashay Axmed Nur Cali Jimcale waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha Taaj Express ee East Africa.
Intaa waxaa dheer dhamaan wakiiladii Qaran EXPRESS ee caalamka waxay noqdeen TAAJ.
Saamileeyda labaatanka Milyan ee Dollar looga dhacay Qaran Express ayaa Ganacsade Ahmednur Ali jimcale ugu baaqay inuu bixiyo lacagtii looga dhacay QARAN EXPRESS ama inuu raggaas TUUGADA ee dhacay xoolahii shacabka Soomaliyeed shaqada degdeg uga joojiyo ,Raali galina ka bixiyo, Haddii kale asagaa Raali ka ah dhibkaas loo gaystay shacab Soomaaliyeed.
Fiiro gaara : Waxaan soo bandhigi doonaa cadaymo rasmi ah.
[Topnews:-] Madaxdii Qaran Express ee la wareegay Taaj Express maxaad ka taqaan ?
Xawaaladda Taaj waxaa Iska leh Hormuud Telecom. Waxay u magacaabeen dhamaan maamulkii QARAN EXPRESS xilalkaan. Gudoomiyihii Guud ee QARAN EXPRESS