Hormuud Telecom oo laaluush dhan konton kun oo dollar ku heshay Abaalmarin been abuura iyo Xildhibaano lacag badan ka helay

0
Monday September 30, 2019 - 06:26:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2037
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Hormuud Telecom oo laaluush dhan konton kun oo dollar ku heshay Abaalmarin been abuura iyo Xildhibaano lacag badan ka helay

    Muqdisho wejiya badanaa !! Xarfaan baagamuundo dilootay ayaa Mashruuc abaabushay. waxey la baxeen madasha u abaalgud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho wejiya badanaa !! Xarfaan baagamuundo dilootay ayaa Mashruuc abaabushay. waxey la baxeen madasha u abaalgud
Leeysma weeydiin kooxdaan maxey Background leeyihiin ? tusaale xageey ka soo shaqeeyeen, yaa u xilsaaray shaqadaan iney qabtaan ? ragga iyo dumarka hoowshaan wadaa waa koox busaariyad dilootay, shaqo la'aan ku dhacday kadibna qorshe abaabushay.
Hormuud Telecom ayaa la xiriirtay, waxey siiyeen konton kun oo dollar laaluusha, markiiba waa kaas Suut qurux badan iyo shaar buu ka sioo iibsaday kadibna wuxuu yiri "Waa Shirkadda ugu waxqabadka fiican"
Su'aalahaan ayaa jawaab uga baahan kuwa laaluushka la siiyay ee meesha Hormuud Telecom ka amaanay?
1- Taawaradda xaafadaha Muqdisho ka dhex mudan ee dadkii ku riday kansarka iyo xanuunadda miyaa lagu abaalmariyay ?
2- Dugsiga Al Nuur ee gabadhii isku qarxisay Xarunta gobolka Banaadir lagu soo tababaray miyaa lagu abaalmariyay ?
3- Iney ganacsigii Muqdisho oo dhan xoog kula wareegeen oo ganacsatadii yar yareed dhuunta qabteen miyaa lagu abaalmariyay ?
4- Iney Al-Shabaab sanad walba Laba Milyan dollar Canshuur u siiyaan, Daacishna hal Milyan siiyaan , lana shaqeeyaan miyaa lagu abaalmariyay ?
5- Iney wadooyinkii dhisnaay burburiyaan si ay fiilo Febric Optics u gelshaan , kuwii burbursanaana midna dhisin miyaa lagu abaalmariyay ?
6- Iney furahii Qaranka ee +252 qaataan, Canshuur bixin, Dadka iyo dalkana wax muuqda u qaban miyaa lagu abaalmariyay.?
7- Iney dhulka danyarta iyo Goofleeyda xoogaan , qofkii idaacadaha ka hadlana dilaan ama xiraan miyaa lagu abaalmariyay?
8- Iney lacagtii Shiling Somaliga suuqa ka saareen oo wax walba dollar ka dhigeen , iyagoo sameeyay EVC , Zaad Service iyo Sahal Service miyaa lagu abaalmariyay?
9 - In haddii EVC Plus xumaato qofkasta waayo lacag uu baabuur ku raaco ama ku quraacdo miyaa lagu abaalmariyay ?
10- In Al-Shabaab iska dhigaan Shaqaale Hormuud Telecom kadibna dalalka deriskaa ka weeraraan Xaduudaha miyaa lagu abaalmariyay ?
Ii sheega waxey qabteen ee lagu abaalmariyay ?
Khudbadaha oo dhan waxaa lagu soo koobay telefoon lagu hadlo ayey keeneen iyo internet ayey keeneen, lacag badan ayey sameeyeen lee arkayaa ?
Qofka ku shubto hal dollar , laba saacadood kadib waa ka dhamaaday? ii sheeg marka waxaad ku abaalmarisay ?
Adiga , idinka yaa idin soo abaalmariyay ? Yaa idiin igmaday inaad qiimeeyn abaalmarina sameeysaan?
Mashruuciina ha guuleeysta, lacagta laaluushka Hormuud Telecom idiin siisayna waa midii Qaranka oo aad xaq u leedihiin.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...