[TOPNEWS:-] Al-Shabaab oo Xoghayaha Maaliyadda iyo aruurinta Zakaawaatka u magacaabay Cabdikariim Kaariye.
Magaca: Cabdikariim Kaariye.
Qabiilka: Duduble, Mohamed Camal,DEEXEEY - qabiilka guud Hawiye Somali.
Xilka: Xoghayaha Maaliyadda Al-Shabaab.
Passport: DJibouti Passport.
Passport: Somali Passport
Passport: Ethiopian Passport
Passport : kenyan Passport
Safaro : Tegay, tagaa inta badan Nairobi Kenya, DJibouti, Brusseles Belgium, London UK.
Xirfad: Koronto yaqaan, ku taqasusay mar dambe maamulka iyo Maaliyadda.
Ku dhashay: Ceelbuur, Galgaduud ,Somalia.
Xaasle: Leh seddex qoys oo laba ka mida Nairobi Kenya degan yihiin.
Luqadda: Somali, Carabi iyo English.
Dhererkiisa: Qiyaastii 1: 67 M
Midabkiisa: Maariin.
Lifaaqa : Jibouti Passport Copy - Immigration Brussels Airport.
Lifaaqa: Sawiro 2004 / 2017
SOURCE: XIGASHO Facebook Page , Somali intelligence
[TOPNEWS:-] Al-Shabaab oo Xoghayaha Maaliyadda iyo aruurinta Zakaawaatka u magacaabay Cabdikariim Kaariye.
Magaca: Cabdikariim Kaariye. Qabiilka: Duduble, Mohamed Camal,DEEXEEY - qabiilka guud Hawiye Somali. Xilka: Xoghayaha Maaliyadda Al-Shabaab.