[Daawo Video sira] oo laga duubay Ninkii isku qarxin rabay Guriceel " Naag raaxo macaan oo Xuural Ceyna ayaa la iigu diyaarshay jannadda"

0
Tuesday December 10, 2019 - 23:02:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Daawo Video sira] oo laga duubay Ninkii isku qarxin rabay Guriceel " Naag raaxo macaan oo Xuural Ceyna ayaa la iigu diyaarshay jannadda"

    Waagacusub.com - Ninkii lagu qabtay Guriceel isagoo isku qarxin rabay Culumaddii Ahlusunah ayaa laga duubay Video sira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Ninkii lagu qabtay Guriceel isagoo isku qarxin rabay Culumaddii Ahlusunah ayaa laga duubay Video sira. Ninkaan oo u dhashay qabiilka Macalinweyne Raxanweyn ayaa sheegay iney jiraan boqolaal u dhashay beesha Duduble kuwaas oo ay biilaan Hormuud Telecom iyo Al-Shabaab.
"Ceelbuur meel ku dhaw waxaa la isugu geeyay boqolaal cabtooy, Aalkaluusteyaal cunno kaniinaya oo u dhashay beesha Duduble , waxaa biila Hormuud Telecom iyo Al-Shabaab,waxaana loo diyaariyay iney is qarxiyaan" ayuu yiri Ninkaan oo Hay'adda sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisadda Galmudug Video sira looga duubay qol loogu sii diyaarshay.
Ninkaan oo ka sheekeeyay sir badan iyo wadooyinkii uu soo maray wuxuu sababta isqarxintiisa ku sheegay in Janadda loogu diyaarshay Naaga raaxo macaan oo Xuural ceyn ah.
Markii la weeydiiyay yaa naagaha kuu diyaarshayna wuxuu leeyahay Mujaahidiinta ayaa sidaas ii sheegay.
Muuqaalkaan laga duubay ninkaan wuxuu ka marqaati kacay in dhalinyaradda isqarxisaa isticmaalaan daroogo ama Maandooriyeyaal halisa.

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...