[TOPNEWS]: Iiraan oo qiratay inay soo riday Diyaaraddii rakaabka ee Arbacadii burburtay

0
Saturday January 11, 2020 - 08:17:25 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOPNEWS]: Iiraan oo qiratay inay soo riday Diyaaraddii rakaabka ee Arbacadii burburtay

    Waagacusub.com- Militariga Iran ayaa waxay sheegeen in "si aan ula kac ahayn oo kamaa ah " ay u soo rideen diyaarad rakaab oo laga lahaa Ukrainian,sida uu baahiyay telefishinka qaranka Iiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Militariga Iran ayaa waxay sheegeen in "si aan ula kac ahayn oo kamaa ah " ay u soo rideen diyaarad rakaab oo laga lahaa Ukrainian,sida uu baahiyay telefishinka qaranka Iiraan.
Bayaan la baahiyay saaka ayaa lagu sheegay in falkani uu ku dhacay oo burburka diyaarada uu ka dhashay"khalad uu bina'aadam sameeyay ".

Dadkii masuulka ka ahaa ayaa lala xisaabtami doonaa, sida bayaan laga baahiyay telefishinka lagu sheegay.

Iran ayaa horey u diiday warar sheegayay in diyaaradda ay soo dhacday ka dib markii uu haleelay gantaal ay Iiraan riday.

Diyaaradda oo laga lahaa Ukraine ayaa waxay burburtay Arbacadii waxaana ku dhintay dhamaan rakaabkii saarnaa oo dhanaa 176.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...