[AlShabab] oo dib ula Wareegay Tooratoorow

0
Tuesday January 14, 2020 - 09:16:49 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AlShabab] oo dib ula Wareegay Tooratoorow

    Waagacusub.com- Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo Shalay Ciidamada Xoogga ay la Wareegeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay Al Shabaab oo dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo Shalay Ciidamada Xoogga ay la Wareegeen.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Maleeshiyo katirsan Al shabaab gudaha usoo galeen deegaanka, halkaasina lagu arkayo Saakay.

Ciidamadii Danab ee Shalay la wareegay ayaa la sheegay iney ku sugan yihiin meel aan sidaa uga fogeen deegaanka Tooratoorow ee Gobalka Shabeeladda hoose.

Wali wax war ah kama soo bixin Saraakiisha ciidanka Xoogga gaar ahaan Guutada Danab qeybta Mareykanka uu tababaray oo Shalay deeganka la Wareegay.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...