Qeybta 2aad Sawiradda iyo xilalka Sirdoonka NISA ee Farmaajo iyo Qatar u shaqeeya
Warbaahinta Waagacusub waxey faafineysaa dukumiintiyo sira qeybta 2aad ee Shaqaalaha Sirdoonka NISA oo ku milmay kooxda argagixisadda Al-Shabaab. Shaqaalahaan NISA ee ku jira lifaaqa ayaa la rumeeysan yahay ineysan aheyn Sirdoon Qaran balse ay yihiin Jawaasiis si gaara ugu shaqeeysa Kooxaha argagixisadda ee Dowladda Qatar maalgeliso.
Qeybta 2aad Sawiradda iyo xilalka Sirdoonka NISA ee Farmaajo iyo Qatar u shaqeeya
Warbaahinta Waagacusub waxey faafineysaa dukumiintiyo sira qeybta 2aad ee Shaqaalaha Sirdoonka NISA oo ku milmay kooxda argagixisadda Al-Shabaab.