Topnews:- ilhan Cumar oo sifo aan diinta Islaamka qabin "Faraati" ku guursatay NIn aan Muslim aheyn ?
Waagacusub.com - Ilhaan cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka , ayaa ugu dambaysay shaacisay in ay is guursadeen la taliyaheedii siyaasada Tim Mynett , ka dib markii ay kala tageen bishii November ee sannadkii hore saygeedii ay saddexda carruura u dhashay Axmed Xirsi.
Barta ay ku leedahay Instagram ayey ku xaqiijisay guurkooda cusub.
Mynett qudhiisa waxa ay kala tageen xaaskiisii, ka dib markii ay ogaaday xidhiidhka uu la leeyay xildhibaanka laga soo doorto gobolka Minnesota.
Lamaanahan ayaa hore u beeniyey in ay leeyihiin xidhiidh jacay sannadkii hore.
Sida Diinta Islaamka qabto gabadh Muslim ah ma guursan garto Nin Gaalla sidaas darteed ayaa baraha bulshadda lagu dhaliilay, laguna cambaareeyay ilhaan Cumar.
Topnews:- ilhan Cumar oo sifo aan diinta Islaamka qabin "Faraati" ku guursatay NIn aan Muslim aheyn ?
Waagacusub.com - Ilhaan cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka , ayaa ugu dambaysay shaacisay in ay is guursadeen la taliyaheedii siyaasada Tim Mynett , ka dib markii ay kala tageen bishii November ee sannadkii hore saygeedii ay saddexda carruura