Topnews:- Wasiir Saciid Siyaad oo Qoor Qoor u sheegay inuu Madaxweyne Xaaf geeyn doono isCaleemasaarkiisa iyo beentaas ceebta ka dhalan doonta ?
sameeysay ayaa lagu ogaaday in warka Wasiir Saciid Siyaad yahay been la dhoodhoobay iyo hadal qiyaaliya.
Waagacusub.com wuxuu ogaaday in tira ka afar jeer uu Wasiir Saciid Siyaad wada hadal siiyay Madaxweyne Xaaf iyo Axmed Qoor Qoor hasse yeeshee wada hadalkaas uu ahaay mid afka baarkiisa.
"Axmed Qoor Qoor wuxuu ahaay ninkii seeynta ku dhegay Madaxweyne Xaaf , wuxuuna ahaay ninkii sameeyay Axmed Baasto sidaas darteed waa riyo maalmeed inuu Xaaf ka qeybgalo iscaleemasaarka Qoor Qoor” ayuu yiri nin ka mida Wasiiradda ku dhaw Madaxweyne Xaaf.
ila wareedyo muhiima ayaa sheegay inuu Wasiir Saciid Siyaad rabbo inuu lacag uga cunno Axmed Qoor Qoor sheekadda qiyaaliga hasse yeeshee ay taasi ceeb ka dhalan doonto marka uu Xaaf geeyn waayo xafladda iscaleemasaarka Qoor Qoor.
Beesha uu ka dhashay Madaxweyne Xaaf ayaa ka mideeysan qadiyad ku saabsan inuu Madaxweynaha dhameeysto waqtigiisa iyo inaan haba yaraatee la taageerin Maamul uu qeyb ka yahay Axmed Qoor Qoor oo ahaay ninkii shalay diiday inuu hanaqaado maamulkii Madaxweyne Xaaf ee Galmudug.
Sikastaba ha ahaatee, Iscaleemasaarka Axmed Qoor Qoor ayaa la madlay 26-ka bishaan March 2020, waana arrin muhiima in la sugo haddii Xaafka Dhuusamareeb looga diyaarshay guriga weyn tegi doono iyo inkale.
Topnews:- Wasiir Saciid Siyaad oo Qoor Qoor u sheegay inuu Madaxweyne Xaaf geeyn doono isCaleemasaarkiisa iyo beentaas ceebta ka dhalan doonta ?
Wasiirka Maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad Shirwac oo u muuqda inuu isu bedelay Dalaal u shaqeeya kooxda Farmaajo ayaa Guriweyn ka kireeyay Dhuusamareeb isagoo u sheegay Axmed Qoor Qoor inuu Xafladda iscaleemasaarkiisa geyn doono Madaxweyne Xaaf hass