Topnews:- Masaajidada barakeysan ee Maka iyo Madiina oo aan laga maqal Takbiirta iyo Akhriska Faataxada taariikhda markii ugu horeeysay maxaa ka dhalan kara ?
Waagacusub.com - Safa iyo Marwa laguma dawaafi karo, Labada Masjid ee barakeysan Xaramkana Salaad laguma Tukan karo, sababtuna waa cabsi laga qabo Caabuqa CoronaVirus waxey Cadeeyn u tahay in ISLAAMKA IIMAANKOODA DACIIFAY.
"MA QIYAASI KARTAA MIISAANKA AY LEEDAHAY FAATAXADA" Muslimiinta iney Salaadaha Jameeco ku Tukadaan , iyo akhrinta faataxada waxey ka mid tahay NUURKA DUNIDA IYO RAALI AHAANSHAHA ALLE SWT ,sidaas darteed waxaa looga baahan yahay Muslimiinta ineysan sahlan "Xirnaanshaha Xaramka Alle"
Qofka Muslimka ah, waa Dahaaro qaataa, shanta salaadood ayuu gacmahiisa,sankiisa,afkiisa,wejigiisa,lugahiisa dhaqaa sidaas darteed waxey iila muuqataa iimaan la'aan iyo nacasnimo inaan u dhaqano sida kuwa aan Salaadin, dahaaro qaadan ee aan rumeeyn Aayadaha Alle SWT iyo Axaadiista Nabigeena Muxamad.
Nebigeena Islaamka ee Muxamed CSW wuxuu ku taliyay inka badan 1400 sano kahor Nadaafadda,karantiilka iyo cuduradda faafo, isagoon aheyn dhaqtar Caafimaad ama Xeeldheere ku taqasusay sida looga hortago Cuduradda Faafa.
" Bal eeg labadaan Xadiis"
NNKH wuxuu aad ugu booriyay Aadanaha inay ilaaliyaan nadaafadda kana hortagaan caabuqa, isagoo ku qeexay dhowr xadiis sida "Nadaafaddu waa iimaanka", iyo "haddii midkiinu hurdada ka tooso, gacantiisa yuusan galin saxanka ilaa uu meeyro,dhaqo. Saddex jeer… iyo axaadiisyo kale."
سَنُرِيهِمْ آيَاتِنَا فِي الْآفَاقِ وَفِي أَنفُسِهِمْ حَتَّىٰ يَتَبَيَّنَ لَهُمْ أَنَّهُ الْحَقُّ ۗ أَوَلَمْ يَكْفِ بِرَبِّكَ أَنَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ (53) Surat Fussilat
Qofka Muslimka ah, waa Dahaaro qaataa, shanta salaadood ayuu gacmahiisa,sankiisa,afkiisa,wejigiisa,lugahiisa dhaqaa sidaas darteed waxey iila muuqataa iimaan la'aan iyo nacasnimo inaan u dhaqano sida kuwa aan Salaadin, dahaaro qaadan ee aan rumeeyn Aayadaha Alle SWT iyo Axaadiista Nabigeena Muxamad.
Nebigeena Islaamka ee Muxamed CSW wuxuu ku taliyay inka badan 1400 sano kahor Nadaafadda,karantiilka iyo cuduradda faafo, isagoon aheyn dhaqtar Caafimaad ama Xeeldheere ku taqasusay sida looga hortago Cuduradda Faafa.
" Bal eeg labadaan Xadiis"
NNKH wuxuu aad ugu booriyay Aadanaha inay ilaaliyaan nadaafadda kana hortagaan caabuqa, isagoo ku qeexay dhowr xadiis sida "Nadaafaddu waa iimaanka", iyo "haddii midkiinu hurdada ka tooso, gacantiisa yuusan galin saxanka ilaa uu meeyro,dhaqo. Saddex jeer… iyo axaadiisyo kale."
سَنُرِيهِمْ آيَاتِنَا فِي الْآفَاقِ وَفِي أَنفُسِهِمْ حَتَّىٰ يَتَبَيَّنَ لَهُمْ أَنَّهُ الْحَقُّ ۗ أَوَلَمْ يَكْفِ بِرَبِّكَ أَنَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ (53) Surat Fussilat
Topnews:- Masaajidada barakeysan ee Maka iyo Madiina oo aan laga maqal Takbiirta iyo Akhriska Faataxada taariikhda markii ugu horeeysay maxaa ka dhalan kara ?
Waagacusub.com - Safa iyo Marwa laguma dawaafi karo, Labada Masjid ee barakeysan Xaramkana Salaad laguma Tukan karo, sababtuna waa cabsi laga qabo Caabuqa CoronaVirus waxey Cadeeyn u tahay in ISLAAMKA IIMAANKOODA DACIIFAY. "MA QIYAASI KARTAA MI