[Taliyaaniga] 743 qof oo kale oo hal maalin u dhimatay Caabuqa Coronavirus

0
Wednesday March 25, 2020 - 02:04:43 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Taliyaaniga] 743 qof oo kale oo hal maalin u dhimatay Caabuqa Coronavirus

    Waagacusub.com- Tirada dhimashada corona ee Talyaaniga ayaa sii kordheysa mar labaad. Talaadadii maanta 743 dhimasho ayaa la soo sheegey 24-kii saac ee la soo dhaafay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Tirada dhimashada corona ee Talyaaniga ayaa sii kordheysa mar labaad. Talaadadii maanta 743 dhimasho ayaa la soo sheegey 24-kii saac ee la soo dhaafay

Axadda iyo Isniinta ayey waxyar hoos u dhacay tirada dhimashada, taas oo keentay in rajo laga qabo in dalka la gaarsiiyo halka ugu sarreysa, laakiin tirada Talaadada ee tirada dadka dhintay maalinti ayaa ahayd tii labaad ee ugu sareysay tan iyo markii uu dilaacay Corona/

Wadarta ayaa ka dhigan 6,821 qof oo hadda u dhimatay Corona gudaha Talyaaniga tan iyo markii uu cudurka dillaacay.

Dhanka kale Xaalada Dalka Taliyaaniga ayaa ah mid cakiran iyadoo guud ahaan wadanka iyo Gobolada Dalka lagu sameeyay karantiilis.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...