[ Deg Deg]:-Qofkii Labaad ee Qaba Carona oo Lagu Arkay Muqdisho

0
Thursday March 26, 2020 - 10:54:46 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ Deg Deg]:-Qofkii Labaad ee Qaba Carona oo Lagu Arkay Muqdisho

    Waagacusub.com- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii labaad ee Qaba Cudurka Covid-19 laga helay Magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii labaad ee Qaba Cudurka Covid-19 laga helay Magaaladda Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in qofkaas la xajiijiyay in uu Qabo Cudurka.

Dhawaan ayay aheyd markii qofkii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Covid 19 laga helay Helay Magaaladda Muqdisho,waana la karantiilay.

Dowlada Somalia aya si ulakac ah ufurtay Hawada Somalia

Si eysan uhirgalin Dorashada 2020 ilaa 2021 waxa dhowr kiis laga helay Dowladaha Somalia dariska la ah Sida Ethiopia & Kenya isla marka dowladu wexe kudhawaqday ine joojin donto dulimadyada Calimaga 18 bisha Mars 


Loading...

Malmo yar kadib dowladu wexe fasaxday isla duulimadyadi waxa nasib daro ah in dalkena laguso daayo dadyow kayimid Dalal sixun u afeyay Coronavirus 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...