Sarkaal ka tirsan Ciidanka xooga oo Al-Shabaab hubka u gudbiya

0
Tuesday May 26, 2020 - 12:35:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2829
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal ka tirsan Ciidanka xooga oo Al-Shabaab hubka u gudbiya

    Xuseen Xoosh oo ka hoowlgeli jiray Gobolka Shabeeladda hoose ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid yahay Saraakiisha ka tirsan Ciidanka xooga dalka Somalia ee Al-Shabaab u gudbiya hubka iyo dareeska Ciidanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuseen Xoosh oo ka hoowlgeli jiray Gobolka Shabeeladda hoose ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid yahay Saraakiisha ka tirsan Ciidanka xooga dalka Somalia ee Al-Shabaab u gudbiya hubka iyo dareeska Ciidanka. Xuseen Xoosh ayaa baabuur la rumeeysnaa inuu la socday Gantaal lagu dhiftay 2018 laakiin waa ka badbaaday oo baabuurkaas ay weerartay Drone-ka lama socon.waxaana ku dhintay Askartii saarneed iyo darawalkii baabuurka.
Xuseen Xoosh wuxuu hubka intiisa badan ka iibin jiray Saraakiisha Amisom,sida uu sheegay Sarkaal ka tirsan Hay'adda Sirdoonka NISA.
Loading...

Baaris Sirdoon ayaa lagu ogaaday in Xuseen Xoosh la socday Cabdi bile ka dambeeyay baabuurka la duqeeyay. sidaasi waxaa sheegay Sarkaal ka howlgala taliska Melleteriga Belidoogle.
Xuseen Xoosh ayaa loo magacaabay Taliyaha qeybta 21-aad ee Galmudug laakiin nasiibdaro xilkii waa laga qaaday.
Argagixisadda waxey xiriir hoose la leeyihiin Saraakiisha Amniga Dowladda ilaa heer Wasiiro , waana sababta ay ugu sahlan tahay iney meel walba weeraraan ama xog ka helaan.
Xogtaan waxaan ka soo turjunay Warbixin English ku qoran oo la yiraa "Weekly Intelligence report"
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...