[Topnews:-] Wiilka AxmedNur Jimcale oo furtay Tv uu ka baahin doono Simcard-yada Hormuud Telecom - Nuuc kasta oo Film ah.

0
Thursday May 28, 2020 - 08:46:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Wiilka AxmedNur Jimcale oo furtay Tv uu ka baahin doono Simcard-yada Hormuud Telecom - Nuuc kasta oo Film ah.

    Wiil uu dhalay AxmedNur Jimcale oo la yiraa Cabdalla AxmedNur Cali Jimcale ayaa Muqdisho ka furtay Cable TV la yiraa ASAL 24. Cable Tv-gaan ayuu Cabdalla Axmednur Jimcale u soo gatay qalab sahlaya in qofkasta oo Mobile-ka Hormuud Telecom wato ka dhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil uu dhalay AxmedNur Jimcale oo la yiraa Cabdalla AxmedNur Cali Jimcale ayaa Muqdisho ka furtay Cable TV la yiraa ASAL 24. Cable Tv-gaan ayuu Cabdalla Axmednur Jimcale u soo gatay qalab sahlaya in qofkasta oo Mobile-ka Hormuud Telecom wato ka dhex daawan karo Internet La'aan Filimada heesaha, Hindiga,Romantiga iyo Ciyaaraha.

Qalabka uu soo gatay Cabdalla AxmedNur ayaa la yiraa  OTTI Asal24.

Culumadda Al-Ictisaam ayaa muran badan kadib Fatwo Diiniya u fariisatay laakiin ugu dambeeyn Cabdalla wuxuu sheegtay awood sheegtay awood.

Haddii Hormuud telecom baahineyso Filimo anshax daro ah , halkee martay Diintii ay sheeganayeen ?

Ma ogyihiin Saamileeyda Shirkadda Hormuud Telecom iney lacagtoodii isu bedeshay hooyga laga daawado anshaxdaradda iyo in Ganacsi Xaaraana lala xiriirshay.

Shacabka Soomaaliyeed sidee u arki doonaan in Telefoonadooda loogu soo rido Heeso iyo Filimaan Hindiya ?

Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo aan todobaadkii hore wareeysanay ayaa cadeeyay inuu Xaaraan yahay ka ganacsiga Internetka maadama lagu sameeyo Fasahaad badan laakiin hadda waxaa muuqata inuu Xaaraan noqday ka ganacsigii Isgaarsiinta.

SIKASTABA HA AHAATEE, WAXAAN SOO WADAA MUUQAAL  AAN UGA HADLAYO ASAL 24 CABLE-KA UU FURTAY WIILKA AXMEDNUR JIMCALE EE CABDALLA. Waxaana soo bandhigayaa cadeeymo.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...