[Topnews:] Raggii dhacay lacagahii Forex oo Sombank Muqdisho ka furtay ?
Ragga Bankigaan furtay waxaa ugu Saami badan Mohamed Hassan Elmi oo Malaayiin dollar ka dhacay ganacsatada Somalia oo gaaraya 945 qof. halka sidoo kalena uu Lacag dhan Afartan Milyan oo dollar ku darsaday ninkii la baxsaday boqolka iyo konton-ka Milyan ee Maalin Group u madaxda ahaay Mr Abdullahi Mohamed Ali oo loo yaqaan Cabdalla.
Mr Cabdalla Maalin Group wuxuu lacagaha ugu badan kala baxsaday siyaasiyiin caana oo Somalia laakiin ila wareedyo muhiima waxey sheegeen ineysan is muujin marka la furaayay Sombank.
Sombank waxaa Saamiyo ku leh rag u dhashay beesha Leelkase oo qaarkood lahaan jiray Xawaaladii Tawakal markii dambena ku biiray kooxdii Sarifka lacagaha ee FOREX.
Sikastaba ha ahaatee, waxaa su’aali saaran tahay sida lagu aamini karo Bank ay garwadeen ka yihiin kuwii shalay ummadda Soomaaliyeed dhacay.
[Topnews:] Raggii dhacay lacagahii Forex oo Sombank Muqdisho ka furtay ?
Shaqsiyaadkii dhacay malaayiinta dollar ee Forex ayaa Bank loo bixiyay Sombank ka furtay Muqdisho sida ila wareedyo muhiima u xaqiijiyeen Waagacusub.com.