Wasiir Maareeye oo cunno ku abaal mariyey weriyaal la shaqeeyey.

0
Monday July 06, 2020 - 07:12:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maareeye oo cunno ku abaal mariyey weriyaal la shaqeeyey.

    Waagacusub.com - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Maareeye oo xalay isugu yeeray warbaahinta madaxa banaan ee kala shaqeenaysay dabaal dagga todobadaadkii xorriyada loona sheegay in la abaal marin doono ayay abaalmarintii isku badashay casho l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Maareeye oo xalay isugu yeeray warbaahinta madaxa banaan ee kala shaqeenaysay dabaal dagga todobadaadkii xorriyada loona sheegay in la abaal marin doono ayay abaalmarintii isku badashay casho la siiyay wariyaashii. Kadib waxaa goobtii isaga soo tagay wariyaashii loo sheegay in la abaalmarin doono balse cashada lasoo siiyay.
Wasiir Maareeye wuxuu noqday Wasiirka ugu musuqmaasuqa badan Wasiiradda Xukumadda Xasan Cali Kheyre.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...