Shirkadda Favori oo lacag badan ka sameeysay Tikidho iyo ganacsiya duulimaad oo sharcidaro ah

0
Monday July 06, 2020 - 07:12:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Favori oo lacag badan ka sameeysay Tikidho iyo ganacsiya duulimaad oo sharcidaro ah

    Waagacusub.com - Shirkadda Favori ayaa dooneysa in ay Dhaqaalo fara badan oo Sharci darro ah ka sameyso Ticket-yo Ganacsi iyo duulimaad aysan caddeeyn cidda fulineysa❗

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Shirkadda Favori ayaa dooneysa in ay Dhaqaalo fara badan oo Sharci darro ah ka sameyso Ticket-yo Ganacsi iyo duulimaad aysan caddeeyn cidda fulineysa❗
Shirkadda maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee lagu magacaabo Favori oo isticmaaleysa magac shirkad taas oo aan u diiwan gashneen dalka in ay tahay shirkad diyaaradeed (SAT LLC) ayaa baahisey in ay iibineyso ticket-yo Ganacsi oo aysan suurtagal ahayn in ay sameyso duulimaadyadeeda qarribaadna ay ka dhalan karto.

Waxaqna ay arrintaan meel ka dhac ku noqon doontaa go’aanka dowladda ee ku aaddanaa xayiraadda saaran duulimaadyadda Dibedda ah/Caalamiga ah ee wadanka yimaada ama ka baxaya.

Loading...

Haddaba, Shirkadda Favori ma waxa ay dooneysaa in ay meesha ka saarto ganacsatadii Soomaaliyeed ee ka shaqeysan jiray duulimaadyadda, mar haddi ay la wareegtay maamulkii Garoonka❓

Ali Aadan Mumin.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...