Sirculus Magacyadda Raggii dilay Siciid Geelle iyo Liiska geesiyadii Hormuud Telecom leeysay ee beesha Cabdi Maxamed Camal

0
Wednesday July 29, 2020 - 01:50:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5038
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sirculus Magacyadda Raggii dilay Siciid Geelle iyo Liiska geesiyadii Hormuud Telecom leeysay ee beesha Cabdi Maxamed Camal

    Siciid Geelle Rooble Cadde wuxuu ahaay Reer Caalim Adam. Raggaan uu ka mid yahay Xaashi Gowsaweyne, Aweys Cabdi Barre, Waa reer Cabdulle Adam.Axmed Deeq Bootaan Saliiyo waa Reer Cali Daan Adam. Aweys Cabdi Barre Kheyre Rooble Geedi Nuur Cabdulle Ada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siciid Geelle Rooble Cadde wuxuu ahaay Reer Caalim Adam. Raggaan uu ka mid yahay Xaashi Gowsaweyne, Aweys Cabdi Barre, Waa reer Cabdulle Adam.Axmed Deeq Bootaan Saliiyo waa Reer Cali Daan Adam. Aweys Cabdi Barre Kheyre Rooble Geedi Nuur Cabdulle Adam. wuxuu ka yahay Cabdi Maxamed, Adan Cabdi, Reer Cabdulle Adam. halka Siciid Geelle Rooble Cadde uu Adan Cabdi ka yahay Reer Caalim Adam. Aweys Cabdi Barre waa ninka sheegtay inuu la dhashay Siciid Geelle oo yahay Ina Rooble Cadde. bal eegga beenta intaas la eg, Ninkaan waa shaqaale Hormuud Telecom.

Indha biriq Xasan Madoow. oo ah Ninka dilay Siciid Geelle Rooble cadde Waa Calas, wuxuu la dhashay Cabdulle Xasan Madoow, oo ah Amiir Al-Shabaab.

Indha biriq Xasan Madoow wuxuu ka mid yahay ilaaladda gaarkaa ee Salaam Somali Bank. waxaa dhashay Fadumo Xuseen Axmed Bakaal oo ah Reer Xalane Cumar, waxaa abti ugu toosan Cilmi Geedi.

Ninka 2aad ee dilka Siciid Geelle ka qeybqaatay waxaa la yiraa Maxamed Muse Faarax, wuxuu u dhashay Maxamed Camal, Afrax, Calas, waa Reer Jimcale Abtidoon.

Ninkaan waa Amiir ka tirsan Al-Shabaab, Waana Madaxa Gaadiidka Alburuuj.

3- Cabdullahi Cali Xasan Golcas. oo ah Calas, waa ninka heysta Ciidanka Daarusalaam.

Kooxdaan Afrax Maxamed waxey Cabdi Maxamed ka dileen.

1- Nabadoon Maxamed Sahal oo ahaay indhahii Adan Cabdi iyo Cabdi Maxamed.

2- Cali Shidane , Geesigii dagaalka Adan cabdi, Cabdi Maxamed.

3- Dahir Shuuke, Aftahankii Nabadoonkii Adan Cabdi.

4- Cabduqadir Xasan Diiriye Aanna Yeeleyn, Taliyahii Ciidanka Maxamed Camal.

5- Kobra Xasan Sheekh Weheliye, ilaaladii aanan yeeleeyn.

6- Cabduqadir Cabdiraxiim Weheliye ,Tima Sakaaro . oo qofkasta xasuusto.

7- Liiban Xuseen ileey. Waa nin reer Rooble Cabdi ah. Gaariga uu watay ninka xabada Safankaa ku dhiftay wuxuu ahaay Reer Deexeey.

8- Cabduqadir Maxamuud Canshuur oo u dhashay reer Adan Cabdi, ahaana ilaaladii Aana Yeeleeyn.

Intaan ragga oo dhan waxaa Xabad Safana ku dhiftay hal NIn oo Reer Deexeey ah. subaxdaas anigga suuqa xoolaha ayaan joogay , meel aan ka fogeyn Farmashiiyaha Garguurte.

9- Nabadoonkii beesha Maxamed Camal, Nabadoon Siciid Sheekh Adam Maxamuud Faarax Geedi Nuur Cabdulle Adam. Markii ay dileen waxey Hormuud Telecom ka shaqaaleey siiyeen wiilkiisa Bakar Siciid Sheekh Adam. waxeyna suuqa geliyeen been ku saabsan inuu Bootaan Ciise Caalin Xaaraan ku naax dilay.

Raggaan dilkooda waxaa fuliyay Cumar Cali Jimcale, Feysal Yusuf Diini iyo Cilmi Geeddi. waana qorshe siyaasadeed ay leeyihiin iney uga taqalusaan qofkasta oo Cabdi Maxamed ah ,waxgal ah, ka hor imaan kara danahooda Ganacsi iyo danahooda siyaasadeed.

Ragga Cabdi Maxamed ee Maamulka Hormuud Telecom ku jira, kana shaqeeya in la laayo Waxgalka beeshooda waxaa ka mida:-

1- Maxamed Adan Faarax [Reer Jadeef] oo ah ka mida Maamulka sare ee Hormuud Telecom.

2- Cabdullahi Book Shop, Khasnad hayaha Axmednur Cali Jimcale , wuxuu u dhashay Reer Adan Cabdi gaar ahaan Reer Cabdulle Adam. waa Nin Reer Hilowle ah.

3- Cabdi Cabdullahi ,waxey ilma adeer yihiin Aweys Cabdi barre, wuxuu lahaay Carwadii ku gubatay Makka Almukarama.

4- Maxamed Noogsane, shaqada iyo shaqaalaha Hormuud, iyo guryagelinta Korontada Daarusalaam, waa Reer Jadeef. 

5- Cabdi Xersi Dhool weyn, oo ah Adan Cabdi.

Dhalinyaradii Cabdi Maxamed oo Hormuud Telecom shaqo looga diiday waxey iska taagan yihiin Wadooyinka Bakaaro iyagoo daahyo iibsho halka kuwa kalena ay Ciidanka Dowladda galeen laakiin dhalinyaradii Afrax Maxamed waxaa dhamaantood shaqo laga siiyay Hormuud Telecom,Salaam Bank,Alburuuj,Taaj Money Transfer iyo ganacsiyada kala duwan.

Xilligii Maxaakiimta wuxuu Cabdiqadir Aana Yeeleyn ka diray suuqa xoolaha 5 Cabdi Bile oo ay wateen Rag u dhashay Reer Adan Cabdi. wuxuu u diray Xiindheere.

Baabuurtaas waxey mareen Deexda kadibna Xagareey, kadibn dhanka Murusade ee Galhareeri.

Markii ay Xagareey marayeen ayey ka war heleen kooxda Afrax ee Hormuud Telecom.

Rag uu ka mid yahay Cagaweyne Maxamuud Maxamed oo ah reer Deexeey, Nuur Guumbe oo ah Reer Deexeey oo ku dhuumanaayay shaatiga Maxaakiimta ayaa u galay inta u dhaxeeysa Ceelgaras iyo Ceel la helay kadibna waa laayeen. 

Raggii Adan Cabdi ee la meyd garaacay waxaa ka mid ahaay:

1- Ina Cabdikariim Siyaad oo ahaay Reer Adam Cabdi.

2- Ina Dahir Kaahiye , Cilaansade oo ahaay Reer Adam Cabdi.

3-Xareeysane Cali Yare Guure, Reer Deexeey.

Raggii maalintaas badbaaday waxaa ka mid ahaay.

Axmed Deeq Bootaan Saliiyo iyo Xasan Fagadaan oo Reer Cabdi Adam ah, waa raggii Ex Kontorool joogi jiray.

Jeneral Caydiid ayaa dagaalkii xadka iyo Xawaaraha wuxuu dhalinyaradii Reer Adam Cabdi siiyay Gaari la dhihi jiray Kubeeysane, oo ahaay Shilke afar dhuumooda.

Gaarigaas isagoo Bolalay ayuu yaalaa Xiindheere. waxaana qoryahii ka furtay Rag u dhashay Afrax, Reer Xalane Cumar oo ay ka mid yihiin Cabdinur Dhegabadan, Cabdullahi Kaahiye, Xiireey Ciise Gicilo. 

Xiireey wuxuu dilay Laba Nin oo Reer Adan Cabdi ah kuwaas oo kala ahaay : Cabdullahi Cabdinuure iyo Ina Mursal Kaariye.

Ina Mursal Kaariye waxey is xigeen Cabduqadir Aana Yeeleeyn waa Reer Jimcale Nuur.

Cabdullahi Cabdinuure wuxuu ahaay Reer Geedi Nuur.

CAGAWEYNE Muxuu u laayay Raggii Reer Adan Cabdi ?

Waxaa jiray iney Qori dhashiike ah ka soo heleen buurdhuubo dhalinyaro Reer Adam Cabdi ah, kadibna Cagaweyne ayaa ku qabsaday qorigii dhashiikaha markii Xamar la yimid.

Wiilashii Reer Adam Cabdi waxey qorigii geeyeen Ceelgaras , halkaas ayey ku xareeyeen.

Qorigii waxaa ku dagaalamay 20 Nin oo Reer Deexeey ah, oo ay hogaaminayeen Nuur Guumbe iyo Cagaweyne iyo 4 Wiil oo Reer Adam Cabdi ah ayna ka mid ahaayeen Ulux Mire iyo Cabdi Madoow Godleeye.

Dagaalka wuxuu ka dhacay WAANTA CEELGARAS, Waxaa hal nin oo Reer Deexeey ah.

Reer Adam Cabdi waxaa uga dhaawacmay Ulux Mire oo kaliya oo lug ka jabay.

Maalintaas inta xasuusato, waxaa Reer Adam Cabdi u gurmaday rag u dhashay Reer Xuseen Cabdi.

Dakanadaas weli waa taal. waana tan uu Cagaweyne aaminsan yahay ?

Waxaa isweeydiin mudan maxaa helay hiilkii Reer Xuseen Cabdi ?

Dakanadda ugu weyn ee Reer Adan Cabdi loo laayo waxey tahay waagii uu suuqa xoolaha joogay Cabduqadir Aanan yeeleeyn wuxuu weeraray Xaruntii Hormuud Telecom ee SOS ku tiilay kadibna xabad suug ayuu la dhacay saaxuuntoodii. wuxuu ka qaaday lacag baad ah oo dhameeyd boqol kun intaan xasuusto.

Reer Afrax gaar ahaan Calas weligood ma iloobin godobtaas ay ka galeen dhalinyaradii Adan Cabdi.

Waxaa xusid mudan qofkasta oo Duduble ah waxey u tegi jireen Cabduqadir Aanna yeeleeyn haddii kooxda Hormuud dhacdo.

-Caanaha Ankar, waxaa la wareegay Hormuud Telecom, waxaa la soo degi jiray Cabdalla Gameer oo hadda Saami laga siiyay Hormuud.

-Ganacsigii Sokorta, waxaa la wareegay Hormuud Telecom, waxaana loo bedelay Siwaan,

- Waxey wada hadal kula jiraan Shaakir , si ay Joodariyaasha iyo taayeeradda baabuurta ula wareegaan. waxey rabaan iney noqdaan Hormuud Telecom Group Portfalio.

- Waxaa xiran Cabdisalan Cali Faarax , oo ah Calas u shaqeeyn jiray Shaakir , oo ay hooyadiis tahay Aarsade, qabana Gabadh Aarsade ah. Waxaa lagu xiray Adan Cadde Airport Muqdisho, wuxuu u socday China, waxaana xiray Cumar Cali Jimcale iyo Feysal Yusuf Diini. wuxuu u xiran yahay "Adigoo Calas ah sidee ugu shaqeeynee Shaakir, annagana nooga diidee inaad nala shaqeeysidā€¯ Wuxuu xiran yahay halsano.

Xasan Cali Subagle oo loo xiray dilkii Siciid Geelle waxey ka soo daayeen Xabsiga si degdega , laakiin Cabdisalan Cali Faarax  iyaga ayuu u xiran yahay.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...