Akhri Saraakiishii NISA oo laga dhigay gudigga doorashada Galmudug iyo Fahad Yasiin liiska uu qortay ?

0
Saturday November 07, 2020 - 02:03:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3800
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Saraakiishii NISA oo laga dhigay gudigga doorashada Galmudug iyo Fahad Yasiin liiska uu qortay ?

    *Gudiga Doorashada Galmudug oo Fahad Yaasiin magacowday dhamaantood': Saraakiishii NISA oo guddi doorasho isu bedelay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 304 KB
*Gudiga Doorashada Galmudug oo Fahad Yaasiin magacowday dhamaantood': Saraakiishii NISA oo guddi doorasho isu bedelay?

1. *Wacaysle*: Mohamed Ahmed Nur (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida).

2. *Duduble*: Cabdicasiis Nuur Yuusuf (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida).

3. *Sacad*: Fahmo Xasan Maxamuud fahmo Xarawo (Waa Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida ,waana Taliyaha NISA Airport-ka).

4. *Saleemaan*: Maxamed Qaasim Maxamuud (Hay’ad Fahad leeyahay ayuu maamule ka yahay).

5. *Cayr*: Maxamed Daahir Gulleed (Fahad ayaa keenay, AAWarsame ayaa lagula dagaalamayaa). waxaa la rabbaa in kursiga Cabdiraxman Cabdishakuur loo boobo nin la yiraa Cabdinasir Caruush.

6. *Saruur*: Xaawo-kiin Maxamed Cali (Waa Hoggaamiye kamid ah Xoogaga Wadaniyiinta iyo Sarkaal ka tirsan NISA)

7. *Sheekhaal*: Maxamed Cabdiraxmaan Cabdullahi (Fahad ayaa keenay) Waa sarkaal ka tirsan Hay'adda Sirdoonka NISA.

8. *Mareexaan*: Cabdiraxmaan Ismaaciil Shire (Waxaa keensaday Cabdishakuur Cali Mire)

9. *Dir iyo Murusade* waa laga tagay oo gudiga laguma soo darin.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...