[Saddex Sargaal] oo katirsan Ciidamada Fahad Yasin oo lagu dilay.

0
Monday December 28, 2020 - 11:28:58 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Saddex Sargaal] oo katirsan Ciidamada Fahad Yasin oo lagu dilay.

    Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay saddex qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay saddex qof.

Qof Goobjooge ah oo la hadlay WAAGACUSUB ayaa sheegay in koox bustooladley ah ay rasaas hubiyeen 4 qof taasi oo keentay iney saddex halkaasi ku ruux baxaan halka mid uu dhaawac soo gaaray.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in la qabtay mid ka mid ah dadkii dilka geystay iyada oo dhabiib lala aaday qofkii dhaawaca ahaa.

Ali Adan Hashi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...