[Daacishta Somaliya] oo laba garab u kala jabtay

0
Tuesday December 29, 2020 - 09:48:22 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daacishta Somaliya] oo laba garab u kala jabtay

    Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa dagaal-yahanada Daacish ay ka taagan tahay buuraleyda Cal Miskaad ee gobolkaasi, ka dib dagaal Axadii ku dhex maray halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa dagaal-yahanada Daacish ay ka taagan tahay buuraleyda Cal Miskaad ee gobolkaasi, ka dib dagaal Axadii ku dhex maray halkaasi.
Inta laga warqabo saddex nin oo Daacish ka tirsanaa ayaa ku dhintay dagaalka, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay.

Xiisadda ka taagan Cal Miskaad ayaa salka ku haysa cidda bedelaysa hoggaamiyaha kooxda, Cabdulqaadir Muumin Cali oo la ildaran xanuunka sokorowga/macaanka.

Dadka ku nool deegaanka Dhaadaar ee Degmada Qandala ayaa ku sheegaya in xiisadaasi u dhaxeysa Daacish laga dareemay tuulooyinka ku dhow dhow.

Loading...

Daacishta Somaliya oo ah garab ka jabay Ururka Al Shabaab ayaa  bishii October ee sanadkii 2015 looga dhawaaqay Gobolka Bari. Ururka argagaxisada ah ee Dacish wexe caan kuyihin xasuqa dada shacabka ah barakicinta iyo in dadka la adonsado hadaba side uaragta isku dhaca koxdan argagaxisda ah

Ali Adan Hashi 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...