Galmudug Oo qaaday Ciidamo Gadood Oo Xirtay Wadada Isku Xirta Gaalkacyo iyo Cadaado

0
Sunday January 17, 2021 - 17:53:44 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug Oo qaaday Ciidamo Gadood Oo Xirtay Wadada Isku Xirta Gaalkacyo iyo Cadaado

    Galmudug oo Bixisay Mushaarka Ciidamo Gadood Ka Sameeyay Galinsoor Ciidankii Xirtay Wadada Galinsoor Ee Gadoodsanaa ayaa mushaarkooda la siiyay waxaana dib loo fasaxay gaadiid fara badan oo wadadaasi ku xayirnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galmudug oo Bixisay Mushaarka Ciidamo Gadood Ka Sameeyay Galinsoor Ciidankii Xirtay Wadada Galinsoor Ee Gadoodsanaa ayaa mushaarkooda la siiyay waxaana dib loo fasaxay gaadiid fara badan oo wadadaasi ku xayirnaa.

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa bixisay Mushaarka Muddo lix bilood ah ka maqnaa Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugnaa Xerada Dhaankaroone ee Degmada Galinsoor ee Gobalka Galgaduud kuwaas oo dhawaan wadada xirtay.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...