Nin Xawaadle ah oo lagu dilay Matabaan

0
Monday January 18, 2021 - 14:38:42 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Xawaadle ah oo lagu dilay Matabaan

    Nin Xawaadle ah oo lagu dilay Matabaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Xawaadle ah oo lagu dilay Matabaan

Maleshiyo hubeysan ayaa goordhaw dil u geeystay darawal lagu magacabi jiray Maxamed Cabdiariin Xaashi, kana mid ahaa darawalada Baladweyne.

Wuxuu Safar ugu so Ambabaxay Magaalada Berbera ee Somaliland, waxaana isago kusoo Jeeda Beledweyne ay kooxo hubeeysan ku dileen meel lagu magacabo Riiga Ceel-habreed oo dhaca Xuduudka Ethopia iyo Galgaduud.

Maleeshiyaadkan ayaa marxuumka u dilay aano qabiil oo waayahan u dhaxeysay beelo kasoo kala jeeda Baladweyne iyo Matabaan

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...