Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo iyo Taliyaha Nisa Fahad Yaasiin oo Gaalkacyo Ka Dhacay

0
Monday January 18, 2021 - 14:59:39 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo iyo Taliyaha Nisa Fahad Yaasiin oo Gaalkacyo Ka Dhacay

    Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo iyo Taliyaha Nisa Fahad Yaasiin oo Gaalkacyo Ka Dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo iyo Taliyaha Nisa Fahad Yaasiin oo Gaalkacyo Ka Dhacay

 

Hooyooyin fara badan oo wiilashooda tababar loogu qaaday eritareeya ayaa iskugu soo baxay jidadka waa weyn ee Gaalkacyo ka dib markii lasoo wariyay warar sheegaya in qaar ka mid ah wiilashii tababarka loo qaaday ay ku dhinteen dagaalkii Dowladda Itoobiya Iyo Jabhadda Tigreega.

Hooyooyinka isku soo baxay ayaa Dalbanaya cadaalad iyo in Caruurtoodii nolol ama geeri mid loogu sheego iyagoo ku eedeeyay madaxweyne farmaajo iyo Taliyaha Nisa in ay qaadayaan Masuuliyadda Dhib kasta oo soo gaara Wiilashooda Tababarka loogu Qaaday eritareeya.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...