Farmaajo Wuu diida qodob ay rabto Beesha Caalamka in lagu xaliyo muranka doorashada

0
Monday January 18, 2021 - 15:27:19 in Wararka by
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Wuu diida qodob ay rabto Beesha Caalamka in lagu xaliyo muranka doorashada

    Farmaajo Wuu diida qodob ay rabto Beesha Caalamka in lagu xaliyo muranka doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo Wuu diida qodob ay rabto Beesha Caalamka in lagu xaliyo muranka doorashada

Farmaajo ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday qodob ay soo jeedisay beesha caalamka oo la rabo in lagu xalliyo muranka ka taagan doorashada Soomaliya

 

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wada hawlo uu ku dar-dar galinayo arrimaha doorashooyinka, wuxuuna ku baaqay iney shir isugu yimaadaan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada isla markaana la dhameeyo khilaafyada jira ee doorashada ku hareereysan.

Waaga Cusub ayaa ogaatay in Farmaajo uu ka biyo diidsan yahay in shir la isugu yimaado, sidoo kalana waxaa xusid mudan iney socon waayeen waan-waan uu waday Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

Farmaajo iyo maamullada taageersan waxey doonayaan iney doorashada ku dhaqaaqaan ka hor dhamaadka xil-heyntiisa, inkastoo laga digay inuu qabto doorasho qabyo ah taasoo laga cabsanayo iney ka dhalato xasillooni darro.

 

Lama oga hadii Farmaajo uu ogolaan doono shirka ay soo jeedisay beesha caalamka iyo inuu ku dhaqaaqi doono doorasho qabyo ah oo laga sii digay cawaaqib xumada ka dhalan karta.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...