Liiska dhalinyarada la xaday ee Eritrea loo qaaday kadibna la waayay warkooda? qeybta 1-aad
Waagacusub.com - Halkaan waxaan ku soo gudbinay konton ka mida Caruurta la xaday ee la geeyay Eritrea. waxaana wadnaa baarista 50-kaan, nolol iyo geeri ayaan soo gudbin doonaa dhawaan warbixintooda.
1- Xasan Cabdullahi Maxamed Gorod [Haruuse] Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
2- Xasan Saciid Nuur Cirfo [ Dhuuho] Qabiilkiisa Reer Jalaf , Sacad , Habargidir.
3- Liibaan Guhaad Sheekh Ibrahim , Qabiilkiisa Cabdalla, Sacad , Habargidir.
4- Diyaar Xasan Nuur Xuseen Haaruun, Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
5- Cabdullahi Mohamed Adan Geyre , Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
6- Maxamed Salaad Maxamed Cabdi, qabiilkiisa Yabar dhawre kace, Ceyr, Habargidir.
7- Mustaf Axmed Wardheere, Qabiilkiisa
8- Asad Iimaan Maadey, Qabiilkiisa Habar Caro , Biyomaal Dir.
9- Feysal Mohamud Mohamed, Faysal Dhegacade, Qabiilkiisa Bah Abgaal,Saleebaan Habargidir.
10- Yaasiin Maxamed Cabdi, Tolweyne, Loobage, Sheekhaal.
11- Maxamed Naasir Nuur Cirfo, qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad, Habargidir.
12- Xalane Cabdi Cilmi, qabiilkiisa Sacad Habargidir,
13- Cabdi Casiis Cismaan Yusuf ,qabiilkiisa Sacad Habargidir,
14- Nuuradiin Cabdi Maxamed ,Qabiilkiisa Sacad Habargidir,
15- Cabdifitaax Saciid Sheekh Jaamac. qabiilkiisa Sacad Habargidir
16- Salaad Cali Xuseen, qabiilkiisa Sacad Habargidir
17 - Xalane Cabdi Cilmi Cigaal.qabiilkiisa, Reer Barkhadle Sacad Habargidir
18- Cabdi Farxaan Cabdullahi Cabdi , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
19- Cabdirisaaq Cabdiraxman Nuur , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
20- Yaxye Cabdiraxmaan Nuur Afrax, qabiilkiisa Sacad Habargidir
21- Maxamed Khaliif Cali Xaashi qabiilkiisa Sacad Habargidir.
22- Cabdiraxmaan Bulaale Aadan qabiilkiisa , Sacad Habargidir.
23 - Bashiir Axmed Maxamuud qabiilkiisa Sacad Habargidir.
24 - Cabduqaadir Qaasim Dahir qabiilkiisa, Sacad Habargidir.
25- Hanad Khaliif Sheekh Xuseen Qabiilkiisa Sacad Habargidir
26- Axmed Nuur Cali Gurxan Qabiilkiisa Sacad Habargidir.
27- Sharmaarke Xasan Cali qabiilkiisa Sacad Habargidir.
28- Liiban Cali Shirwac , Qabiilkiisa Sacad Habargidir.
29- Mahad Cali Shirwac, qabiilkiisa Sacad Habargidir
30- Gallad Cabduqadir Sheekh Maxamuud, qabiilkiisa Sacad Habargidir.
31- Axmed Sheekh Maxamed , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
32 - Sharmarke Cabdi Soofiye.qabiilkiisa Sacad Habargidir,
33- Sayid Cali Saciid Cismaan. qabiilkiisa Sacad Habargidir
34- Faa’id Mire Xersi. qabiilkiisa Sacad Habargidir
35 - Xasan Sheekh Cabdi Yare. qabiilkiisa Sacad Habargidir.
36- Cabdiweli Salaad Cilmi qabiilkiisa Sacad Habargidir.
37 - Maxamed Dhalac Cabdi qabiilkiisa Sacad Habargidir.
38- Bile Maxamuud Sheekh Jaamac qabiilkiisa Sacad Habargidir.
39- Cabdinasir Maxamuud Sheekh Jaamac. qabiilkiisa Sacad Habargidir
40- Taabit Cali Cabdi Tarax. qabiilkiisa Sacad Habargidir
41- Cabduqadir `ibrahim Cabdi qabiilkiisa Sacad Habargidir
42- Saadaam Calas Cali. qabiilkiisa Sacad Habargidir.
43- Cabdiraxmaan Xasan Kulmiye, Qabiilkiisa Macalin Dhiblaawe, Waceysle Abgaal.
44- Axmed Nuur Maxamuud Cabdulle Maxamed, Qabiilkiisa Waceysle Abgaal.
45- Anas Maxamed Bashiir, Qabiilkiisa Sheekhaal.
46- Cabdi Xayir Cali Xirey, qabiilkiisa Habar eji Ceyr Habargidir.
47- Xdig Cali Xiirey, qabiilkiisa Habar eji Ceyr Habargidir,
48- Baarleex Faarax Dolo, qabiilkiisa Habar eji Ceyr Habargidir
49 - Maxamed Ganfax Galbeed qabiilkiisa Habar eji Ceyr Habargidir.
50- Cumar Hilowle Axmed, Awbakar Gaabane, Harti Abgaal, Abgaal Cusmaan,
Macluumaadka aan ka heyno dhalinyaradda iyo sawiradooda halkaan ayaan ku faafin doonaa, soo booqo Waagacusub.com.
Liiska dhalinyarada la xaday ee Eritrea loo qaaday kadibna la waayay warkooda? qeybta 1-aad
Waagacusub.com - Halkaan waxaan ku soo gudbinay konton ka mida Caruurta la xaday ee la geeyay Eritrea. waxaana wadnaa baarista 50-kaan, nolol iyo geeri ayaan soo gudbin doonaa dhawaan warbixintooda.