Alshabaab oo soo buux dhaafiyay Deegaannada Galmudug Iyo Dhuusamareeb oo qarka usaaran iney qabsadaan

0
Tuesday January 19, 2021 - 22:07:10 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo soo buux dhaafiyay Deegaannada Galmudug Iyo Dhuusamareeb oo qarka usaaran iney qabsadaan

    Kooxda alshabaab ayaa Deegaanada Galmudug kawada Dhaqaaqii ugu balaarnaay, Alshabaab ayaa soo buux dhaafiyay Deegaanada Dhanka Bari kaga Beegaan Magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda alshabaab ayaa Deegaanada Galmudug kawada Dhaqaaqii ugu balaarnaay, Alshabaab ayaa soo buux dhaafiyay Deegaanada Dhanka Bari kaga Beegaan Magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb

Deegaanada Alshabaab ay yimaadaan ayaa waxaa kamida Bulacle, sinadhaqo, iyo Deegaano kudhow Magaalada Gadoon

 

Alshabaab ayaa kulamo laqaatay odoyaasha Deegaan iyaga oo ka dalbaday in ay keenaan Dhalinyaro ay askareeyaan si alshabaab iskugu balaariyaan Deegaanada Galmudug

qoor qoor aya ku mashquulsan siyaasad aan dan ugu jirin Bulshada Galmudug halka alshabaab ay maleegayaan sidii ay uqabsan lahaayeen Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...