Beesha Qubeeys oo diiday in QoorQoor Booqdo Degmada Bacadweyne

0
Wednesday January 20, 2021 - 13:20:57 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Qubeeys oo diiday in QoorQoor Booqdo Degmada Bacadweyne

    Waagacusub.com - Qoor qoor oo maanta qorshahiisa aheyd in uu tago Deegaanada Bacaadweyn iyo Wisil ayaa isku hortaag lagu sameeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Qoor qoor oo maanta qorshahiisa aheyd in uu tago Deegaanada Bacaadweyn iyo Wisil ayaa isku hortaag lagu sameeyay

Dadka Deegaanka Bacaadweyn ayaa diiday in Deegaankoodu yimaado qoor qoor, Bulshada Bacaadweyn ayaa usababeeyay Diidma ah in qoor qoor yimaado bacaadweyn in uu Dayacay Bulshada Deegaanka oo mudo Dagaal kula jirta Alshabaab

Qoor qoor ayaa ujeedkiisu aheyd in uu isku sawir dhalinyarada reer Bacaadweyne kuwaas u istaagay in Alshabaab iska Celshaan

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...