Qoor Qoor oo ilaaladiisa ku amray iney rasaas huwiyaan hooyooyin ku banaanbaxay

0
Wednesday January 20, 2021 - 13:23:18 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1000
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Qoor Qoor oo ilaaladiisa ku amray iney rasaas huwiyaan hooyooyin ku banaanbaxay

    Ciidamada booliska Galmudug ee ku sugan Gaalkacyo ayaa Rasaas ku kala eryay hooyooyin dalbanayay in wiilashoodii tababarka loogu qaaday dalka eritareeya Nolol iyo Geeri mid loogu sheego

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliska Galmudug ee ku sugan Gaalkacyo ayaa Rasaas ku kala eryay hooyooyin dalbanayay in wiilashoodii tababarka loogu qaaday dalka eritareeya Nolol iyo Geeri mid loogu sheego

Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan Gaalkacyo ayaa bixiyay amarka lagu kala eryay hooyooyinka isaga u cawday ee jawaabta ka sugayay balse markii uu ka war helay dibadbaxooda uu ciidamada amniga ka dalbaday in ay kala eryaan.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...