Dhageey iyo QoorQoor oo khilaaf Xoogan Soo Kala Dhexgalay

0
Wednesday January 20, 2021 - 13:57:25 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1518
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageey iyo QoorQoor oo khilaaf Xoogan Soo Kala Dhexgalay

    Senator Yusuf Geelle Ugaaas Dhageey iyo qoor qoor ayaa waxaa soo kala dhex galay qilaafkii ugu balaarnaa, Dhageey oo kamida ahaay Dadkii qeybta wey ku lahaay in qoor qoor laga dhigo Madaxeynaha Galmudug ayaa iminka muuqda in uu kahor yimid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senator Yusuf Geelle Ugaaas Dhageey iyo qoor qoor ayaa waxaa soo kala dhex galay qilaafkii ugu balaarnaa, Dhageey oo kamida ahaay Dadkii qeybta wey ku lahaay in qoor qoor laga dhigo Madaxeynaha Galmudug ayaa iminka muuqda in uu kahor yimid

 

Qilaafka Senator Dhagey iyo qoor qoor ayaa soo bilowday kadib markii Askari duduble ah oo ku dhawaacmay Dagaal matabaan kadhacay uu diiday qoor qoor in uu dabiibo taas oo sababtay hub iyo Baabuur uu lahaay senator dhageey uu qoor qoor isku waardiyeyn jiray in uu ka kasoo ceshado

 

Qoor qoor ayaa iminka qorsheynaya in isku hor istaag ku sameeyo soo laabashada senator Dhageey in Xildhibaan katirsan noqdo Aqalka sare ee Soomaaliya

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...