Dil ka Dhacay Degmada Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud

0
Thursday January 28, 2021 - 14:25:34 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1451
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dil ka Dhacay Degmada Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud

    Nin lagu Magacaabi jiray Maxamed Ciise lugeey Ayaa Xalay Xili Danbe Waxaa Lagu Dilay Degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud waxaana dilkiisa kasoo baxaya warar kala duwan. Ninka ayaa waxaa uu kamid ahaa darawalada Gaadiidleeyda degaannada Galmudu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin lagu Magacaabi jiray Maxamed Ciise lugeey Ayaa Xalay Xili Danbe Waxaa Lagu Dilay Degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud waxaana dilkiisa kasoo baxaya warar kala duwan. Ninka ayaa waxaa uu kamid ahaa darawalada Gaadiidleeyda degaannada Galmudug, waxaana dad ku sugan degmada Gelinsoor ee gobolka Galgaduud ay sheegeen in dilkiisa lala xiriirinayo aanooyin qabiil.

Maamulka Degmada Gelinsoor ee gobolka Galgaduud iyo Madaxda sare ee Maamulkaas weli kama hadlin dilkaas, waxaana degaannada Galmudug kusoo batay dilalka lala xiriirinayo aanooyinka qabiil

Hayeeshee Dilka Ninkaaasi Darwalka Ah ayaa Waxaa uu daba socda Dil dhawaan ka dhacay deegaanka xananbuure ee katirsan gobolka Galgaduud

 

Qoor Qoor ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa uu ku sugnaa magaalada muqdisho, in kastoo uu Dhuusamareeb dib ugu laabtay, waxaana intii uu ku mashquulsanaa xaaladaha siyaasadeed ee dalka degaannada Galmudug ka dhacay dilal aanooyin qabiil ah iyo weeraro ay fuliyeen Al-Shabaab

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...