Farmaajo oo xaalada ku xun tahay iyo xarunta madaxtooyada Somalia oo shir uga furmay isaga iyo Beesha caalamka

0
Saturday January 30, 2021 - 13:57:50 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo xaalada ku xun tahay iyo xarunta madaxtooyada Somalia oo shir uga furmay isaga iyo Beesha caalamka

    Sunatimes.com - Villa Somalia waxaa ka furmay shir u dhaxeeya Farmaajo iyo saaxiibada beesha caalamka taas oo looga arrinsanayo arrimo la xiriira doorashooyinka. Warbaahinta maxaliga ah ayaa baahisay sawiro xubnaha beesha caalamka oo sii galaya mada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sunatimes.com - Villa Somalia waxaa ka furmay shir u dhaxeeya Farmaajo iyo saaxiibada beesha caalamka taas oo looga arrinsanayo arrimo la xiriira doorashooyinka. Warbaahinta maxaliga ah ayaa baahisay sawiro xubnaha beesha caalamka oo sii galaya madaxtooyada, waxaana la sheegay iney kulan la yeelanayaan Farmaajo, iyadoo ay jirto in safiirka mareykanka ee Soomaaliya uusan kulanka qeyb ka aheyn.

Villa Somalia waxaa ka furmay shir u dhaxeeya Farmaajo iyo saaxiibada beesha caalamka taas oo looga arinsanayo arrimo la xiriira doorashooyinka.

Warbaahinta maxaliga ah ayaa baahisay sawiro xubnaha beesha caalamka oo sii galaya madaxtooyada, waxaana la sheegay iney kulan la yeelanayaan Farmaajo, iyadoo ay jirto in safiirka mareykanka ee Somalia uusan kulanka qeyb ka aheyn.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...