[Yaa fuliyay] Weerarki Hotel Afrik? Qabiilkooda ka soo jeedaan Ragga fuliyay?

0
Monday February 01, 2021 - 10:11:25 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 4028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Yaa fuliyay] Weerarki Hotel Afrik? Qabiilkooda ka soo jeedaan Ragga fuliyay?

    Waagacusub.com - Tiro ahaan waxaa lagu qiyaasay ragga weerarka fuliyay 4 hubeeysan, nin ka mida waa is qarxiyay, wuxuuna u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan Leesaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Tiro ahaan waxaa lagu qiyaasay ragga weerarka fuliyay 4 hubeeysan, nin ka mida waa is qarxiyay, wuxuuna u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan Leesaan.

Seddexda kale laba ka mida waxey u dhasheen Mareexaan halka kan kale u dhashay Biyomaal.

Waxa lagu keenay Hotelka Gaari Abdi bile ah oo ku buufsan Astaanta NISA .

Afarta Nin oo ay soo diyaariyeen Taliyaha NISA Fahad Yasin, Taliye ku xigeenka Cabdullahi Kulan oo loo yaqaan Jiis Mareexaan, iyo Taliyaha laanta Sirdoonka Zakariye Xersi oo u dhashay beesha Mareexaan ,ahaana Taliyahii hore ee Amniyaatka Al-Shabaab. nin ka mida waa isqarxiyay, seddexda kalena waa la toogtay.

Markii la toogtay kadib ayey Ciidanka Haramcasta u galeen Jeneral Galaal iyo Cabdullahi Nuure Siyaad kadibna toogteen .

Xaqiiqadda dilka Jeneral Galaal waa intaas.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...