Ciidanka Dhuusamareeb oo soo bandhigay meydadka seddex ka mida Al-Shabaabkii Hoobiyaha ku weeraray ?

0
Tuesday February 02, 2021 - 14:47:55 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dhuusamareeb oo soo bandhigay meydadka seddex ka mida Al-Shabaabkii Hoobiyaha ku weeraray ?

    Waagacusub.com - Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo warbaahinta kula hadley Dhuusamareeb ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii kooxda u qaabilsanaa deegaanada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo warbaahinta kula hadley Dhuusamareeb ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii kooxda u qaabilsanaa deegaanada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuusamareeb.

Waxaa la soo bandhigey meydka horjoogaha oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir, waxaa kale oo goobta la keenay dhaawaca nin kale iyo afar qori oo ay Ciidamadu ka furteen Maleeshiyaadkan oo ahaa kuwii  hoobiyaasha ku soo tuuray xaafado ka mida Magaalada.

Howlgalkaan oo ay fuliyeen Ciidamada xoogga Qeybta 21-aad Guutada 15-aad iyo Ciidanka Gor-Gor ayaa lagu soo af-jarey Kooxdaan oo Al-shabaab u qaabilsaneyd arbushida deegaanada hoostaga #Dhuusamareeb oo muddooyinkaan ay ku dhuumaaleysanayeen.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...