Madaxtooyada Galmudug Ee Dhuusamareb kutaala oo axmed QoorQoor Ciidamo ku hareereeyeen.

0
Monday February 08, 2021 - 13:37:13 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Galmudug Ee Dhuusamareb kutaala oo axmed QoorQoor Ciidamo ku hareereeyeen.

    Guriga Madaxtooyada Galmudug ee uu Dagan yahay Axmed Qoor qoor ayaa waxaa goostay Ciidamo gadoodsan kuwaas oo kacabanaya in aysan helin xaquqdoodii ay ku laahaayeen Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guriga Madaxtooyada Galmudug ee uu Dagan yahay Axmed Qoor qoor ayaa waxaa goostay Ciidamo gadoodsan kuwaas oo kacabanaya in aysan helin xaquqdoodii ay ku laahaayeen Galmudug

Axmed Qoor qoor ayaa Tan iyo markii Galmudug xoog lagu keenay noqotay Guud ahaan Deegaan dhiiga Shacabka Galmudug si fudud loo daadiyo

 

Ciidamadaan ayaa ku wargaliyay Saraakiisha Madaxtooyada Galmudug in Axmed qoor qoor ay kajiri doonaan korontada iyo biyaha haddi uusan bixin xaquuqda ka maqan

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...