Dad ku afduubnaa inta u dhaxaysa Guriceel iyo Matabaan oo Lasiidaayay Lacag Madax furashaana laga qaatay.

0
Monday February 08, 2021 - 16:34:28 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2489
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dad ku afduubnaa inta u dhaxaysa Guriceel iyo Matabaan oo Lasiidaayay Lacag Madax furashaana laga qaatay.

    Afar qof oo kol hore ay afduubteen malayahiyd hubeysan ayaa lagu siidaayay lacag dhan 60 Kun oo doolar oo madax furashaa lacagtaasi oo 30 kun oo ka mid ah uu dhiibay Qoor Qoor halka 30 kun uu isna Dhiibay Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afar qof oo kol hore ay afduubteen malayahiyd hubeysan ayaa lagu siidaayay lacag dhan 60 Kun oo doolar oo madax furashaa lacagtaasi oo 30 kun oo ka mid ah uu dhiibay Qoor Qoor halka 30 kun uu isna Dhiibay Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe

Afarta Qof oo la geeyay Dhuusamareeb ayaa lagu wareejiyay Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe maadaama ay deegaan ahaan kasoo jeedaan Hirahabeele siiba Baladweyne waxaana ku Wareejiyay Wasiirka Waxbarashada Galmudug iyo Odayaasha Dhaqanka Cayr

 

Talaabadaan ayaa daba socota shan qof oo horey loogu soo daayay lacag madax furashaa oo gaaraysay 40 kun oo dollar kuwaas oo lagu haystay Deegaano hoostaga Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ugu dambeyna markii lasoo daayay guriceel nabad ku tagay

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...