Shariif Sheekh Axmed" Ciidanka shalay markaan dhiseenay waan u hagar baxnay, waxaana aad uga xunnahay in lasoo adeegsado ciidamadii aan dhisnay

0
Saturday February 20, 2021 - 14:47:00 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Sheekh Axmed" Ciidanka shalay markaan dhiseenay waan u hagar baxnay, waxaana aad uga xunnahay in lasoo adeegsado ciidamadii aan dhisnay

    Shariif sheekh axmed hogaamiyaha midowga musharixiinta oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa sheegay in ciidamada qaranka soomaaliyeed uu galiyay juhdi badan inta uu ahaay madaxweynaha Somalia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shariif sheekh axmed hogaamiyaha midowga musharixiinta oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa sheegay in ciidamada qaranka soomaaliyeed uu galiyay juhdi badan inta uu ahaay madaxweynaha Somalia

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Shiekh ay u hagar baxeen dhismaha Ciidamada qaranka laakiin nasiib daro ay tahay in Farmaajo u adeegsado in iyaga lagu dhibaateeyo oo dhiigooda lagu baneysto

 

Hogaamiyaasha midowga musharixiinta ayaa maanta sheegay in Farmaajo gacan kudhiigle yahay uusana markale isku sharixi karin Madaxweyne

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...