Musharraxiinta Somalia oo shaaciyey in dambiileyaal Qaran yihiin' Farmaajo iyo Fahad yaasiin

0
Saturday February 20, 2021 - 15:10:53 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharraxiinta Somalia oo shaaciyey in dambiileyaal Qaran yihiin' Farmaajo iyo Fahad yaasiin

    Midowga masharixiinta ayaa maanta markale ku celiyay in magaalada Muqdisho ay ku qabanayaan Banaanbax kadhan ah Kaligiitaliye Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga masharixiinta ayaa maanta markale ku celiyay in magaalada Muqdisho ay ku qabanayaan Banaanbax kadhan ah Kaligiitaliye Farmaajo

Musharixiinta ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay usoo baxaan dibad bax madaxtooyada Somalia looga saaraayo Farmaajo iyo fahad yaasiin kuwaas oo baneystay dhiiga Shacabka Soomaaliyeed

 

Shalay oo jimco aheyd Fahad yaasiin iyo farmaajo ayaa Ciidamada qaranka oo umada wada leedahay ku amray in ay soo qarijiyaan Shacabkii iyo Madaxda Soomaaliyeed oo si nabad ah dibad bax kudhigayay

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...