Nabadoon maxamed Xasan Xaad Gudoomiyaha Beelaha Hawiye ayaa hanjabaad udiray fahad yaasiin iyo farmaajo'
Nabadoon Xaad ayaa sheegay in Dadka reer muqdisho aysan udul qaadan doonin Taliska Farmaajo ee Dagan Guriga umadda ee Villa Somalia
Nabadoonka ayaa sheegay in Dowladaha Taageera Farmaajo sida Qadar iyo Turkiga ay ugu baqayaan in Taageerada ay ka joojiyaan Taliska Xiligiisu dhamaaday
Odoyaasha Beelaha hawiye ayaa iminka umuuqda in ay usoo jeesteen iney Magaaladooda ka saaran Kaligii Taliye Farmaajo
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...